Abdullahi, Ahmed Taajir A. M.:
MAANDEEQ 1 - Barashada Afka Soomaaliga
ISBN: 978-3-9505019-3-3
Unterrichtsbuch für die somalische Sprache, zur Verwendung im
muttersprachlichen Unterricht in öffentlichen Schulen sowie für die
Alphabetisierung in der somalischen Sprache.
Preis: EUR 17,00

Axmed Taajir Axmed M. Cabdullaahi, isagoo weli dugsiga sare dhiganaya, ayuu billaabay inuu dadka yar iyo weynba wax baro. Sidaasna wuxuu ku ogaaday, qalabka ay baraha iyo qofkuu wax barayaaba ay u baahan yihiin, si labadaba ay hawshu ugu fududaato. Haddaba natiijadii waayo-aragnimadaasi waa buuggan Maandeeq 1 BAR AMA BARO, oo ah, qalab baraha iyo la barahaba shaqada u sahlaya. Hal ku dhigga buugga iyo sabuuradda aawrka saarani, waxay na xasuusinayaan, ol-olihii horumarinta reer miyiga iyo qoristii afkayaga. Wuxuuna qoraha buuggu sida muuqata dareemey, in ol-ole cusub oo qorista iyo aqriski-isaba lagu hormarinayaa, uu xilligaan joogno lagama maar-maan yahay. Buuggani wuxuu ku habboon yahay, qofkasta oo raba inuu aas-aaska naxwaha iyo hig-gaadda afka soomaaliga garto. Sidaas darteed: BAR AMA BARO markasta Maandeeq 1 waa lama huraan. Hadalkii oo kooban: waxbarasho waa lagu koraaye, lagama koro.