Gabar noqo, ma eed baa?

Ist es ein Verbrechen, ein Mädchen zu sein?

Buugga " Gabar noqo, ma eed baa?" wuxuu xambaarsan yahay shee-kooyinka ku saabsan dhaawaca hablaha loo geysto. Haddaba Afar gabd-hood ayaa godobtii gabarnimada darteed, la gaarsiiyey, ka hadlaya. Gara-darrada laga galo gabdhahayagu, ma gardarro garab og baa?

Haddaba sheekooyinku waxa ka kooban yihiin:
Barni: Ma illoobin: "Gunud jaceyl iyo gardarro waalid"
Baxsan: Ma gef baa, gabar noqo?
Safiyo: Dhergi ogaa, maba dha-dhemine?
Ma guursan lahayd, gabaraan gudneyn?
Cadar iyo Cartan: Taladii Caraweello iyo caadada ragga:
Afar gabdhood. afar dhib. HAL SABAB!

* * * * *

Amalle, Warsame Ahmed: GABAR NOQO, MA EED BAA?
ISBN: 978-3-9505019-2-6
Sprache: Somali

Vier Frauen - vier Leiden - ein Grund: Das Buch handelt von vier Frauen, die ein Problem gemeinsam haben: Sie leiden unter
frauenfeindlichen Traditionen wie FGM und Zwangsverheiratung. Die Frauen sind aber nicht bereit, die Unterdrückung länger hinzunehmen, und wehren sich - jede auf ihre Art und Weise.

Preis: EUR 17,00

Erstellen Sie Ihre Webseite gratis! Diese Website wurde mit Webnode erstellt. Erstellen Sie Ihre eigene Seite noch heute kostenfrei! Los geht´s